Webmail · Suugaanta · Webmaster · Qur'an · SPORTS·  · Wardher Online

OGAYSIIS..OGAYSIIS..OGAYSIIS
Shirweynihii  11aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyaddaha Ogaadeeniya in la qaban doono shirweynihii 11aad ee Jaaliyadaha Ogaadeeniya. Wuxuuna sanadkan ka dhicidoonaa wadanka Finland, caasimada Helsinki.
 

 

Hadaba halkan hoose ka eeg Goobta iyo Goorta kulankan kor ku xusan la qaban doono:

JAALIYADDA OGADENIA EE Helsinki, Finland

Goobta Helsinki, Finland
Goorta: Auguts 2-5, 2007
Saacadda:  
La xiriir:
 

shirka_jaaliyadaha@yahoo.com